Wasaaradda Gancsiga, Dalxiiska iyo Warshaddaha JSL, Ayaa Maanta joojisay Tubaako dhawaan Dalka soo Gashay

Wasaaradda Gancsiga, Dalxiiska iyo Warshaddaha JSL, Ayaa Maanta ย joojisay Tubaako dhawaan Dalka soo Gashay.

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga ย Somaliland ayaa Mamnuucdey Tubaakada LYFT oo mudooyinkii ugu danbeeyey buuq badan ka taagna Istacmaalkeeda.

Wareegtan oo kasoo baxday xafiiska Wasiirka mudane Maxamuud Xasan Siciid ayaa u dhignayd sidan: