Wasaaradda horumarinta reer miyiga ayaa maanta daah furtay kulanka aas-aasida machadka horumarinta reer guuraaga iyo xoolo-dhaqato Beeralayda.