Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa maanta qabatay xuska maalinta caalamiga ah ee xirfadaha dhalinyarada

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa maanta qabatay xuska maalinta caalamiga ah ee xirfadaha dhalinyarada.

Wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland ayaa maanta qabatay xuska maalinta caalamiga ah ee xirfadlaha dhalinyarada.

Waxaana xuska khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska jamhuuriyada Soomaliland isago ka hadlay doorka wasaaradda ay ka qaadatay horumarinta xirfadaha dhalinyarada guud ahaamba dalka biyo waxa uga qorshaysan sanadada soo socda.

Dhanka kale xuska waxaa kaso qayb galay isla markaana khudbado dhaxal gala ka jeediyay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha, Dastuurka, Maal gashiga iyo agaasimaha guud ee haayadda shaqaalaha dawlada, xuskan oo ay soo qaban qaabiyeen wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska iyo haayadaha HAVOYOCO, GAVO, IYO SAVE THE CHILDREN .