Wasaaradda Shaqo-gelinta gobolka Tog-dheer ayaa tababar ku saabsan kobcinta xirfadaha shaqo u soo xidhay shaqaalaha wasaarada iyo qaar kamid ah ardayda jaamacada Burco.