Wasiir ku xigeenka cusub ee Wasaarada Shaqo-galinta, Qoyska iyo arrimaha bulshada ayaa xilkii kala wareegtay wasiir ku xigeenkii horre ee Wasaaradaasi.