Wasiir xukuumaddii Siilaanyo ka tirsanaa ayaa beeroole noqday

Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Maalgashiga Cumar Shucayb ayaa beeroole noqday kadib markii uu muddied-xileedkii ka dhammaaday xukuumaddii uu ka tirsanaa isla markaana wasaaraddii uu madaxda u ahaa wasiir cusub loo magacaabo.

Hoos ka daawo Horn Cable TV oo Shucayb waraysi ka qaaday.