Wasiirka Arimaha Dibada Yaasiin Faratoon oo Dalka kusoo Laabtay

Wasiirka Wasaarada Arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Yasiin maxamuud xiir faratoon  ayaa lagu soo dhaweeyay madaar cigaal ee caasimada hargaysa.

Halkan ka daawo muuqaalka.