Wasiirka Arrimaha Guduhu wuxu ka hadlay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka jira xadka Somaliland la leedahay Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta shir-saxaafadeed ku qabtay xafiiskiisa Somaliland.

Wasiirku wuxu ka hadlay dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda xadka u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya (Puntland), taas oo uu ku sifeeyey Faro-galin ay Soomaaliya ku hayso Somaliland.

Hoos ka daawo shir-saxaafadeedka oo muuqaal ah.