Wasiirka cusub ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Somaliland ayaa xilkii kala wareegay wasiirkii hore ee Wasaaraddaasi.