Wasiirka Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaynta JSL ayaa shaaca ka qaaday inay daah-fureen habraacyada ilaalinta tayada dhismayaasha iyo habraacyada diwaangalinta shirkadaha dhismayaasha iyo injineerada.