Wasiirka Horumarinta Biyaha JSL Iyo Wafti U Hogaaminayo Ayaa Gaadhay Deegaamadda Salaxlay

Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Ayaa Deegaamadaasi Ka Dhagax Dhigay Mashaariic Biyood Kuwaasi Oo Kale ah Riig Biyood Iyo Dhaam Laga Wadda Cabi Doono.

Wasiirka Biyaha Somaliland Isaga Oo Ka Duulaaya Baahidda Biyaha Ee Deegaamadani Waxa U Sheegay In Xukuumadu Waddo Qorshayaal Biyo ah.

Maxamed Muuse Diiriye Ayaa Sheegay In Ka Wasaarad Ahaan Maanka Ku Hayaan Fidinta Iyo Balaadhinta Baahidda Biyaha Dalka.

Dagmadda SALAXLAY Waxaa Ka Socdda Mashaariic Horumarineed Oo Biyo Ah.
Halka Maanta Mid Kale Laga Bilaabay Sidoo Kale Waxaa Laga Bilaabay Dhaam Biyood Deegaanka Baliga Case.

Mashaaricdani Xukuumadda Somaliland Ka Waddo Deegaamadani Ayaa Waxaa Soo Dhaweeyay Shacabka Ku Nool Halkaasi

Image may contain: one or more people, people standing, suit and outdoorImage may contain: sky, car, cloud, outdoor and natureImage may contain: 10 people, people smiling, people standing, cloud, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people standing and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and outdoor