Wasiirka maaliyada Jsl oo beeniyay in lacag dayn ah ay kala wareegeen xukuumadii Silaanyo

Wasiirka maaliyada Jsl dr. Sacad Cali Shire Oo maanta xafiiskiisa ugu waramay warbaahinta ayaa sheegay in lacagtii daynta ahayd ee gaadhay 80 milyan aanay waxba ka jirin oo ay been tahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan oo aan kasoo xiganay Horn cable Tv.