Wasiirka Warfaafintu wuxu isku shaandhayn ku sameeyey madaxda waaxaha wasaaradda

Wasiirka Warfaafinta JSL Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo wuxu isku shaandhayn ku sameeyey madaxda waaxaha wasaaradda. Halkan hoose ka akhriso faahfaahinta.