Wasiirka wasaaradda cadaaladda Somaliland Oo Wax Laga Waydiiyay Agaasimihii is casilay ee wasaaradda cadaaladda.

Halkan ka daawo wareysi Goobjoog TV la yeeshay wasiirka wasaaradda calaadda Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye. Waxaa laga wareystay arrimo ay kamid yihiin; Agaasimihii is casilay ee wasaaradda cadaaladdda, xaaladda xabsiyada Somaliland, Xeerka ciqaabta guud, garsoorka iyo cadaaaladda.