Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda aya maanta kulan la yeeshay saraakiil ka socda haayadda UNICEF

Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda aya maanta kulan saacado qaatay la yeeshay saraakil ka socda haayadda UNICEF saraakisha o fadhigoodu yahay Newyork iyo xarunta.

SoomalilandMarwo Hinda jaamac xirsi Gaani wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland iyo mudane Cabdirashiid ibraahim sheekh cabdiraxmaan agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa maanta kulan saacado qaatay la yeeshay saraakiil sarsare oo ka socda UNICEF fadhigooduna yahay Newyork

Wasiirka ayaa ugu horaynba uga warbixisay habsami u socodka shaqo ee wasaaradda iyo hawlaha ay sida wada jirka ah u qabtaan wasaaradda iyo UNICEF
Hawlaahas oo ay ugu horayso ilaalinta caruurta amase children protection

Dhanka kale waftiga aya ka mahad celiyay hanaanka wanaagsan ee shaqo e ka dhacaya wasaaradda iyo hawsha baaxada leh ee ay wasaaradu dhexda ka hayso.
Waxaana madashaas dhankooda goob joog ka aha lataliya mashruuca iyo agaasimaha waaxda Arrimaha Bulshada.

Image may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 1 person, suitImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 6 people, people smiling, people sitting, table and indoorImage may contain: 8 people, people smiling, people standing, shoes and outdoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting, table and indoor