Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigleinta JSL ahna Afhayeenka Xukuumadda JSL. Mud.Cali Xasan Maxamed ayaa Golaha Guurtida ka codsaday in ay dedejiyaan ansixinta Xeerka isa-saaran ee Doorashooyinka