Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa kulan la qaatay ururada Saxaafadda iyo xuquuqal Iinsaanka ee Somaliland.