Waxa maanta la furay khadka tareenka ee isku xidhay Jabuuti iyo Itoobiya

Khad tareen oo isku xiraya dalalka Jabuuti iyo Itoobiya ayaa maanta waxa si rasmi ah xariga looga jaray munaasabad ka dhacda dalka Jabuuti.

Munaasabaddan ayaa waxa ka soo qayb galay masโ€™uuliyiin ay ka mid yihiin madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Raysal-wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn iyo masโ€™uuliyiin kale.

Khadkan tareenka ah ayaa waxa maalgeliyey oo dhishay dawladda Shiinaha.

Khadkan tareenka ayaa waxa uu fududaynt doonaa isku socodka Itoobiya iyo Jabuuti dhinaca badeecada iyo dadka.

bandhige@gmail.com