Waxa maanta si weyne loogu xusay Hargeysa Xuska Maalinta Xoriyada Saaxafada Addduunka

 

3 May waa maalinta ay Qaramada midoobay ay u aqoonsadeen maalinta xornimada saxaafadda adduunka โ€œWorld Press Freedom Day.โ€ Badi dunidda guud waa laga xusaa.

Sidoo kale ururka Suxufiyiinta Somlailan ee SOLJA waxay soo qaban qaabiyaan xus si heersare loo soo agaasimay kaasi oo warbaahinta qaybaheeda kala duwan, siyaasiyiin, ururada bulshada, qoraayo iyo bulshada inteeda kale ka soo qayb galeen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkan warkan:

bandhige@gmail.com