Waxaa magaalada Hargeysa soo gaadhay Orodyahanada 10-Wadan oo katirsan qaarada afrika kuwaasi maalinta baritoole ah ka qayb-gali doona tartan Caalami ah oo ka dhacaaya Hargeysa.