Waxaanu leenahay xukuumaddan faashilka ah, waar dadka ha isku dirina, Sheekh Aadan-siiro

Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee maanta waxa uu ku dhaliilay xukuumadda haatan talada haysa taasi oo ku sheegay in ay aanay dadka isku dirin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka khudbadan:

bandhige@gmail.com