“Waxan caddaynayaa in masuulka Soomaaliya u magacawday safiirka aanu ka tirsanayn Jaamacadda Hargeysa” Agaasimada Xidhiidhada

Jaamacadda Hargeysa ayaa sheegtay in Cabdillaahi Maxamed Odowaa oo loo magacaabay safiir aanu ka tirsanayn masuuliyiinta Jaamacadda Hargeysa.