Wafti uu hoggaaminaayo Wasiiru-dawlaha Wasaarada Biyaha Cabdiqaadir Dhagaweyne oo ka socda Xisbiga Kulmiye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyaya Degmada Bali Mataan iyo Deegaamada Hoosyimaada, halkaas oo ay dhamaan xafiisyada xisbiga ka soo wada fureen.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
bandhige@gmail.com