Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiye UCID Eng Faysal Cali Waraabe, oo ay ka mid ahaayeen musharaxa Madaxweyne-ku-xigeenka xisbigiisa iyo xoghayaha gaar ah ee Guddoomiye waxay ku soo laabteen Hargeysa, sidoo kalena waxay dhalliilo u soo jeediyeen xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo ay Oday dhaqameedyo ka soo jeedo beelo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: