Hayโadda shaqaalaha dawlada Somaliland ayaa imtixaan ka qaaday qaybtii labaad ee shaqaalaha dawlada, iyadoo imtixaankaasna looga fadhiistay dhammaan gobolada dalka.
Guddoomiyaha hayโdda shaqaalaha dawlada Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in ay in tirada guu dee shaqaalaha imtixaankaas u fadhiistay ay dhan yihiin 761 ka mida shaqaalaha dawlada Somaliland, kuwaas oo aan hore imtixaan looga qaadan.
Ugu dambayn guddoomiyaha hayโadda shaqaalaha dawlada Somaliland Faxaan Aadan wuxuu sheegay marka qaybtaasi labaad ee sshaqaalaha ahi aan hayโadda shaqaaliuhu ogolaan doonin in hayโaddaha dawlada ay joogaan shqaale aan joogto ahayn.
bandhig@gmail.com