Wiil Dhalinyaro ah oo Hindisay Xisbiga ” Ololaha La Dagaalanka Qabyaaladda & Qoriga “

Halkan Ka Daawo warbixintan cajiibka ah ee Horn cable ka diyaarisay Wiilka Dhalinyarada Ah ee hindisay xisbiga la dagaalanka qabyaalada iyo Qoriga.