Xogta Dahsoon: Wuxuu aasay 10,000 oo ubad ah, waxaanu koriyey tiro kale

Ton hon Born oo u dhashay dalka Vietnam waxa uu awoodda Illaahay darteed ku badbaadiyey ilaa boqol carruur ah muddadaii 15 sannadood ahayd ee u dambaysay waxaana uu iilka dhigay oo xabaalay in ka badan 10.000 oo ubad ah.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Wuxuu aasay 10,000 oo ubad ah, waxaanu koriyey tiro kale:

https://www.youtube.com/watch?v=Dl03RHc8C0c&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com