Dhiigu waa shay cajiib ah oo fadligiisa ilaahay ku noolaystay noolaha oo dhan oo uu ku jiro bani’aadamku, isagoo dhiigu ku jiro dhamaan qaybaha nolosha, qaybo kala duwana u kala baxa, barnaamijkeena xogta dahsoona waxaan idiinku hayaa macluumaad iyo xaqqiiqooyin inagaga dahsoonaa dhiigga.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xaqiiqooyin ku saabsan Dhiigga:
https://www.youtube.com/watch?v=cedQc3cJCQM&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi