Sh. Siciid Cali: Xifidiga iyo Haynta Quraanka, Q.3aad – Caqabado

Barmaamijkii kan ka horeeyay waxa aan ku sheegnay in ay jiraan cudurdaaro wahmiya oo uu ku andacooodo qofka Muslimka (een xidhiidhka la lahayn Quraanku) in ay ka horjoogaan xidhiidh wanaagsan oo uu la yeesho Quraanka.

Xaqiiqdu waxa ay tahay waxa kaa horjooga ma aha cudurdaaradaas wahmiga ah ee waxa kaa horjoogaa waa cadawgaaga kowaad ee aad leedahay. Waa kuma cadowgaasi? Fadlan halka ka daawo lana wadaag inta aad jeceshahay.

Allah ha ka abaal mariyo cid kasta oo sii fidisa.