Xildhibaanadda labada gole ee baarlamaanka Somaliland waxay maanta qaatay talaalka COVID-19

 

Xildhibaanadda labada gole ee baarlamaanka Somaliland waxay maanta qaatay talaalka COVID-19 oo dalka ka bilaabmay 23-kii bishan aynu ku jirno.

Tallaalka xanuunka Covid-19, ayaa waxay kuu socdaa guud ahaan dalka oo dhan.

Sidoo waxa hore tallaalka Covid-19 hore u qaatay xubnaha ugu sarreeya qaranka oo ay kamid yihiin guddoomiyaha golaha wakiillada, hoggaanka saddexda xisbi-qaran, xubnaha guddida doorashooyinka qaranka, qaar kamid ah golaha wasiirrada, badhasabo, maayiro iyo Agaasimeyaal guud.

bandhige@gmail.com