Xisbiga UCID ayaa xukuumada ugu baaqay inay dalka ka saaraan wakiilka jabuuti u fadhiya Somaliland

Xoghayaha arimaha gudaha we xisbiga UCID Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa xukuumada ugu baaqay inay dalka kaga saarto wakiilka jabuuti u fadhiya Somaliland 24 ama 28 saacadood.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:-