Xisbiga Ucid oo si buuxda u taageeray barnaamijka shaqo qaran

Waxaa maanta la daahfuray barnaamijka shaqo qaran.

Munaasibada daahfurka waxaa kasoo qayb galay madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland muuse bixii cabdi, golaha wasiirada, siyaasiyiin.

Sidoo kale waxaa munaasibadan kasoo qayb galay oo hadalo kooban ka jeediyay gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee ucid Eng. Faysal cali waraabe oo si buuxda u taageeray barnaamijka shaqo qaran.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan.