Xisbiga WADDANI, Barkhad Jaamac Batuun oo warbaahinta la hadlay maanta ayaa sheegay inay tuhun weyn ka qabo in jidh dil loo geystay Mulkilihii Astaan Tv. Dhanka kale waxa uu afhayeenkuย Hay’adaha xuquuqal aadamaha dunidana ugu baaqay in baadhis madax bannaan lagu sameeyo xaalada u ku jiro Mulkilihii Astaan TV.
Hoos ka daawa muuqaalka warkan:
Bandhige@gmail.com