“Xisbiga wadani wuxuu wataa ajande aan somaliland ahayn mana doonayo in doorasho dhacdo”..Faysal Cali Waraabe

Gudoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali waraabe oo ka hadlay kulaankii ay maanta xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadu yeesheen ayaa xisbiga xisbiga mucaaradka ah ee wadani ku eedeeyay in uu wato ajande aan somaliland ahayn oo uu rabo in aanay doorasho wadanka ka dhicin.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka