Xogo ku saabsan Xajaaj Bin Yusuf, seeftii Bani Umaya

 

Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa Amiirkii Ciraaq ee Dawladii Ummawiyiinta, gaar ahaan Xiligii Cabdimalik Bin Marwaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xogo ku saabsan Xajaaj Bin Yusuf, seeftii Bani Umaya:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com