Xogta Dahsoon: Diktaatoorka Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un

Diktaatoorka ka arrimiya Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Unย  oo la dadka badankiisu aaminsan yahay in uu argagax geliyo dalkiisa iyo qaybo kale oo caalamka ka mid ahba ayaynu kaga hadli doonaa barnamajkeenan Xogta Dahsoon.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Diktaatoorka Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com