Xogta Dahsoon: Diyaarada Ruushku farsamaynteeda ugu jawaabay Maraykanka

 

Diyaarada T-50 waxa uu dhererkeedu gaadhaya 22 m masaafada ballaca ee labada baal u dhexaysaana waxay gaadhaysaa ilaa 12 Mitir, waana diyaarada xambaari karta miisaan gaadhaya 37 Ton.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Diyaarada Ruushku farsamaynteeda ugu jawaabay Maraykanka:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com