Xogta Dahsoon: Elizabeth Báthory boqoradii dhiiga dadka cabbi jirtay

 

Barnaamijkeenan waxaynu ku daah qaadaynaa Boqoradii Elezabath Bathory oo ahayd qofkii labaad ee la aaminsan yahay in uu ugu dhiiga cabi jiray.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Elizabeth Báthory boqoradii dhiiga dadka cabbi jirtay:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com