Xogta Dahsoon: Hadiyadii Ordogan ku dulleeyey Zarkozy

 

Barnaamijkeenan waxaynu ku eegaynaa nooca ay ahayd hadiyadii uu Madaxweynaha Turkigu ka soo qaaday matxafyada Dalkaasi, taas oo uu ugu talogalay in uu Faransiiska ku xasuusiyo abaalkii ay dawladii Cusmaaniyiintu u gashay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Hadiyadii Ordogan ku dulleeyey Zarkozy:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com