Qoyska Boqortooyada ee dalka Morooko waa qoyska labaad ee ugu taariikhda iyo faca weyn boqortooyooyinkii caalamka soo maray iyadoo boqor Maxamed-ka lixaad ee xilka haatan hayaa uu yahay boqorkii 23-aad ee ee sulaalada calawiyiinta.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Macluumaad ku saabsan Dalka Morooko:
https://www.youtube.com/watch?v=uHJQ_5DjEqk&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi