Xogta Dahsoon: Macluumaadka aan ku haboonayn in Face Book la soo dhigo

Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa xogaha iyo macluumaadka gaarka kuu ah ee aanay haboonayn in aad ku soo share-garayso baraha xidhiidhka bulshada sida Face-Book iyo Twitter.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Macluumaadka aan ku haboonayn in Face Book la soo dhigo:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com