Xogta Dahsoon: Macnaha dayaxii balaadhnaa ee dunida ka soo muuqday

Soo muuqashada dayaxa balaadhani waa arin dabiici ah oo hadba marka xilli la gaadho dib ugu soo noqota dunida waana muuqaal dayaxu weyn yahay oo si aad ahna u kala fidsan yahay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Macnaha dayaxii balaadhnaa ee dunida ka soo muuqday:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com