Xogta Dahsoon: Maroodigii sida aadamaha loo qisaasay

 

Barnaamijkeena waxaynu ku soo bandhigaynaa qisada ku saabsan Maroodigii Mari ee sida aadamaha loo qisaasay waana dhacdo ka mid ahayd sooyaalkii taariikhda oo muujinaya sida uu xaal noqonayo marka ay naxariistu ka dhammaato quluubta bani’aadamka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maroodigii sida aadamaha loo qisaasay:

Diyaarintii iyo  isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com