Xogta Dahsoon: Muxuu gadhku kuugu soo bixi waayey?

Gadhka buuxa ayaa laga aaminsan yahay in uu qurux iyo sharaf u soo jiido ragga, iyadoo ay jirto su’aal ay is weydiinayaan in badan oo ka mid ah dhallinyarada gashay Da’da qaangaadhka, kuwaaso oo aanu gadhkoodu si buuxda ugu soo bixin.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Muxuu gadhku kuugu soo bixi waayey?:

https://www.youtube.com/watch?v=mHpZHQLMjZE&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com