Hudheel ku yaalla Magalaada xeebta ah ee Marnaris ayaa Madaxweynaha Dalka Turkigu Rajab Dayib Ordogan ku qaadanayey fasaxiisii todobaadka, iyadoo ay wehelinayeen xubno ka tirsan qoyskiisu, isagoo saacad ilaa labo saacadood ka bacdi markii inqilaabku dhacay uu ka baxay hudheelkaasi.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qaabkii kooxda inqilaabku ku dili lahaayeen Ordogan:
https://www.youtube.com/watch?v=SEK0aPjLCao&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi