Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku daah qaadaynaa taangiyada dagaalka ee dagaalada loo isticmaalo, waxaana aynu soo qaadanaynaa qaar ka mid ah qaybaha ugu tayada roon, innaga oo kaga qiyaas qaadanayna dhinacyada awoodda, shiishka, dhaqaaqa degdega ah iyo xawaarahooda.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qaar ka mid ah taangiyada dagaalka ee ugu wanaagsan:
https://www.youtube.com/watch?v=Tj_qMwe5JMk&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi