Xogta Dahsoon: Qisada Ragii dhulka hoos u galay ee dhanka kale uga baxay

Cappadocia - Kaymakli Underground City

 

Sannadkii 2015 ayay ahayd markii dad ka mid ah qabiilka Makooksii ee ku nool kaymaha Amazon ee Dalka Baraasiil ay galeen bohosha weyn ee dhulka hoose u daloosha, waxana ay sii socdeen masaafo 15 maalmood oo lug ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Qisada Ragii dhulka hoos u galay ee dhanka kale uga baxay:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com