Xogta Dahsoon: Sababta 18 Oktoobar 2016 loo qisaasay Amiirka Sucuudiga ah

Boqorka Sucuudiga Boqor Salmaan Bin Cabdilcasiis ayaa amar ku bixiyey maalintii Salaasada ee 18-ka bishan Oktoobar 2016  in la qisaaso Amir Turki Bin Sucuud Bin Turki oo ka soo jeeda qoyska reer Boqor ee Sucuudiga.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Sababta 18 Oktoobar 2016 loo qisaasay Amiirka Sucuudiga ah:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com