Xogta Dahsoon: Waa kuwama madax dhuubayaashii Reer Kongo?

Bilowgii Qarnigii 19-AAD ee taariikhda miilaadiga qabiilka Manchito waxay ka mid ahaayeen qoysaskii yaryaraa ee deegaanka ku noqday  mandaqadda kaymahu ku daboolan yahiin ee jamhuuriyada Kongo ka dibna waxay isku sii fidiyeen deegaano kale oo ay dad kale ka riixeen illaa ay halkaa ka aasaaseen Boqortooyo iyagu leeyihiin.

Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Waa kuwama madax dhuubayaashii Reer Kongo?:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com