Xogta Dahsoon: Xogo dheeraad ah oo laga helay sababta dhabta ah ee xiisadda Dalka Qadar

 

Xiisada Khaliijku waxay joojisay colaadii Suuriya, Bashaar waxa uu ku jiraa maalmihiisii ugu wacnaa, sababta khilaafkuna waa mid ku saabsan qoyska hoggaaminaya Qabaa’ilka Khaliijka, wax xidhiidh ahna lama laha Argagixisada iyo taageeristeeda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xogo dheeraad ah oo laga helay sababta dhabta ah ee xiisadda Dalka Qadar:

Diyaarintii iyo isku-dubidridki Xuseen-kurdi

bandhige@gmail.com